w w w . s o m a l i t a l k . c o m
S A R I F K A - L A C A G A H A
I S K U B E D E L K A - L A C A G A H A
Tusaale ahaan haddii aad rabtid inaad hal (1) doolar oo US ah u bedeshid Shillinka Soomaaliga: Waxaad khaanada yar ee hoose ku qortaa (1), taariikhda ku hor qorana ka dhig maalinta aad doontid, kaddibna dhanka bidix ee khaanada Hoose ka xulo ama ka dooro US Dollar. USD, kaddibna khaanadaas dhankeeda midig ka xulo Somali Shilling. SOS, markaas kaddib guji halka ay ku qorantahay "Convert Now", halkaas waxaa kasoo bixi doono bog cusub oo uu ku qoranyahay maxsulkii lacagta.

Powered by OANDA.com, Currency Converters

 

Convert amount with rate as of

To

FXConverter - Currency Converter for 164 Currencies164 Currency Converter © 1997-2010 by OANDA.com.

  Bogga Isku Bedelka Lacagaha ee SomaliTalk.com

www.SomaliTalk.com
Copyright © somalitalk.com. Xuquuqda boggaan waa xafidantahay.